Madaxweyne Saciid Deni oo Garowe ku laabtay ka dib safar uu ku tegay dalka..(Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka iyo kan Degmada … Continue reading Madaxweyne Saciid Deni oo Garowe ku laabtay ka dib safar uu ku tegay dalka..(Sawirro)